Hot Topics

Madaxweyne Deni oo ka hadlay geerida AUN Xildhibaan Cali Dhahar

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni oo ka tacsiyeeyey Geerida Marxuum Xildhibaan Cali Axmed Dhahar oo ka tirsanaa Golaha Wakiillada Puntland iyo Hooyadiis Marxuumad Raxmo Ciise Rabaadin.