Hot Topics

Puntland oo amar dul-dhigtay Warshadaha Biyaha deegaanadeeda (Akhriso)

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga, Warshadaha iyo Maalgashiga Puntland Cabdullaahi Cali Xirsi, ayaa ku wargaliyay Shirkadaha leh Warshadaha Biyaha ee ka howlgalla deegaanada Puntland inay Biyaha ay sameeyaan ay mariyaan Shaybaarka Tayo-dhawrka Puntland, si loo hubiyo Tayada iyo Badqabka biyaha ay soo saaran.

Idilnews