Hot Topics

Ilaalada gaarka ah ee Madaxweynaha Puntland oo gaaray Muqisho (Sawirro)

Diyaarad sida horu-dhaca Waftiga Madaxweynaha oo ay kamid yihiin Ilaalada gaarka ah ee Madaxweynaha Dowladda Puntland ayaa gaaray garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho.