Hot Topics

VIDEO: Madaxweyne Deni oo gaaray Muqdisho

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid C/llaahi Deni, iyo Wafti uu hoggaaminayo oo ka amba-baxay magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland, ayaa gaaray magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

Ujeedada socdaalka Madaxweyne Deni ayaa la xariirta ka qeyb-galista Shirka Wada-tashiga Doorashooyinka, kaas oo lagu wado inuu ka furmo magaalada Muqdisho.