Hot Topics

Muuse Biixi oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Wakiilka Imaaraadka (VIDEO)

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta ka gudoomay waraaqda aqoonsiga Wakiilka Imaaraadka Carabtu u soo magacaabay Somaliland, Amb, Abdulla Alnaqbi.