VIDEO: Sidee Madaxweynaha Puntland loogu soo dhaweeyay Muqdisho ?

Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni, iyo Wafti uu hoggaaminayo ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.