Hot Topics

Farmaajo oo lagu duray Tallaalka COVID-19

Madaxweynaha muddo-xileedkiisu dhamaaday ee DFS Maxamed C/llaahi Farmaajo, ayaa qaatay tallaalka COVID-19 ee Oxford-AstraZeneca oo shalay la keenay Dalka.

Maxamed C/llaahi Farmaajo oo Madaxtooyadda Villa Soomaaliya ay baahisay isagoo lagu durayo irbada Tallaalka COVID-19, ayaa ugu baaqay Bulshada Soomaaliyeed inay qaataan Tallaalkan, si looga hortago faafitaanka cudurka COVID-19.

Tallaalka COViD-19 ee AstraZeneca ayaa haweenay da’ah ugu geeriyootay Denmark, kaddib markii xinjiro uu ku sameeyay dhiiga, taas oo keentay inay hakiyaan inta badan waddamada Yurub,