Hot Topics

Saraakiil kamid ah Booliska Puntland oo tababar loo soo xiray (VIDEO)

Saraakiil iyo Saraakiil xigeeno kamid ah Ciidanka Booliska Puntland ayaa tababar loogu soo xiray Kulliyada Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee degmada Carmo ee Gobalka Bari.

Taliye ku-xigeenka Ciidanka Booliska Puntland ayaa oo tababar u soo xiray Saraakiisha iyo saraakiil xigeenada inay si wanaagsan ugu adeegaan Bulshada Reer Puntland.