Hot Topics

Dhalinyaro laga qoray Gaalkacyo oo qeybtood la qaaday

Qorshahoodu waxuu ahaa in 100-dhalinyaro ah laga xado Ardayda Reer Gaalkacyo,balse laamaha amaanka,ayaa ka hor tagay.

30-Wiil,ayay la tageen ka hor intaan la hawlgelin.

Qorshahan,ayaa ahaa mid si qarsoodiya Baraxley looga waday.

Ninka isku xiray Farmaajo iyo Dhalinyaradan,waxaa lagu magacaabaa Cumar Jaamac Cabdi…Telkiisuna waa 7116443.

Waaridiintu ha digtoonaadaan oo hala socdaan Caruurtooda.

Jibril Qoobey.