Hot Topics

Maxaa kasoo baxay kulankii Musharixiinta iyo Odayaasha Hawiye (VIDEO)

Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha ayaa maanta la kulmay Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed, iyagoo ka wada hadlay xalka guud iyo sidii doorasho nabdoon dalka uga dhici laheyd, odayaasha dhaqanka u qaadan lahaayeen doorkooda kaga aadan badbaadinta masiirka ummadda.