UK oo baaq kale u dirtay DFS iyo Dowlad Gobaleedyada

Safiirka Dowladda UK Ee Soomaaliya Kate foster ayaa soo dhoweysay dadaalada xalka Looga Gaarayo Arimaha doorashooyinka Dalka.

Sido kale, Kate Foster ayaa ku dhiira-galisay Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada inay sii wadaan wada hadalada, iyadoo laga duulayo heshiiskii 17 September eey wada gaareen Dowlad goboleedyada iyo Dowlada Dhexe.