Hot Topics

Faallo:-Puntland kuma kadsoomayso qoraalka Xasan soo saaray

Puntland aqoonsigii Dowladnimo ayay kala laabatay DFS kadib markii ay laashay Dastuurkii siiinayay maqaamka Dowladnimo.

DFS ilaa inta ay Dastuurka dib ugu soo laabanayso PL wax wada shaqayn ah oo.ay la yeelanayso majirto.

Xasan Sh.haday dhab ka tahay in uu Wadanka midnimadiisa ilaaliyo,waa in uu dib ugu soo laabtaa Dastuurka sharciga ah.

Qoraalka usoo saaray,waa mid uu ku khaldayo BC iyo Shacabka Somaliyed oo uu iskugu muujinayo in uu udiyaarsan yahay wada hadal maadaama Albaab walba oo Siyaasadeed kasoo xirmay.

Puntland,waa Dowlad Madax banaan oo Dastuurkeeda ku dhaqmaysa una diyaarsan hadii la helayo Dowlad Somaliyed oo maangal ah in ay wax la qabsato.