Madaxda Dowlad Gobaleedyada iyo Beesha Caalamka oo Kulan leh haatan (Sawirro)

Shir u dhexeeya Madaxda Dowladaha xubnaha ka ah DFS iyo Wakiillada Beesha Caalamka ayaa ka socda Hotelka Airport ee xeyndaabka Garoonka diyaaradaha Muqdisho.

Kulanka ayaa looga hadlayaa xal u helida Arrimaha cakiran ee doorashooyinka dalka, iyo sidii Madaxda Dowlad Gobaleedyadu ay u qaadan lahaayeen doorkooda.

Idilnews