Hot Topics

Yaa ku guuleystay qorshaha Shirka Muqdisho berri ka furmaya ?

Puntland iyo Jubbaland ayaa la oran karaa ilaa iyo hada,ayagaa ku guulaystay goos-goosadkii Siyaasada Somaliya..

1.Shirka beri beesha caalamkaa martigelisay.

2.Shirka beri beesha caalamkaa amniga sugaysa.

3.Shirka beri beesha caalamkaa goobjoog ka ah.

4.Shirka beri waa loo siman yahay oo majirto cid gudoon leh.

5.Shirka beri Ajandahaa looga wada xaajoonayaa.

6.Shirka Beri waxuu meesha ka saarayaa Ajandihii hore ee ay wateen kooxda hogaamiye kooxeedka soo daahay.

7.Shirka beri saxaafada looma ogolaan doono.

Dhamaan Shuruurdahaas waa kuwii ay wateen Pl iyo Jl oo lagu khasbanaaday ugu danbayn.

Jibril Qoobey.