Hot Topics

Bannaan-bax ka dhan ah Farmaajo oo caawa ka socda Muqdisho (VIDEO)

Bannaan-bax looga soo hor-jeedo Madaxweynaha muddo-xileedkiisu dhamaaday ee DFS Mohamed Abdullahi Farmaajo ayaa ka soconaya xaafado kamid ah Magaalada Muqdisho, sida Xaafadda Shiirkoole.

Dadka banaan-baxa dhigaya ayaa ku dhawaaqaya erayo ay kamid yihiin “Kali-taliye dooni mayno, hoggaamiye kooxeed dooni mayno iyo Farmaajo dooni mayno”.

Idil Television