Hot Topics

Dallada JUNSA oo soo dhaweysay go’aanka Golaha Ammaanka ee ka dhanka Farmaajo

Dallada Bulshada rayidka Jubbaland ee JUNSA ayaa soo dhawaysay war-murtiyeedkii golaha Ammaanka, kaas oo looga soo horjeedo muddo-kordhinta xubno kamid ah Golaha Shacabka Baarlamaanka muddo xileedkiisu dhamaaday ay u sameeyeen Hay’adaha Dowladda uu hoggaamiyo Farmaajo.