Hot Topics

VIDEO: 80 Qof oo ku geeryooday duqeymo ka dhacay Gobalka Tigreega

This image made from undated video released by the state-owned Ethiopian News Agency on Monday, Nov. 16, 2020 shows Ethiopian military in an armored personnel carrier, on a road in an area near the border of the Tigray and Amhara regions of Ethiopia. Ethiopia's prime minister Abiy Ahmed said in a social media post on Tuesday, Nov. 17, 2020 that "the final and crucial" military operation will launch in the coming days against the government of the country's rebellious northern Tigray region. (Ethiopian News Agency via AP)

In ka badan 80-Qof,ayaa ku naf wayday Suuq Deegaanka Tigreega ku yaal oo aad u mashquul badan,kaasoo Ciidamada Abiy ka amarqaata dukhayn Cirka ah ku garaaceen.

Sidoo kale masuuliyiinta amaanka,ayaa hor istaagay in wax gargaar ah loo fidiyo shacabkii ku waxyeeloobay Weerarkaas.

Mar walba oo ay Ciidamada TPLF ku jabiyaan kuwa Abiy goobaha dagaalka waxay ku cara baabaan Shacabka caadiga ah ee Tigreega.

TPLF waxay dib uqabsatay inta badan Dhulkoodii Tigree,waxayna hada hareereeyeen Caasimada Makelle.

Ciidamada Abiy,ayaa haatan go’doon ku ah Makelle.

Jibril Qoobey.