Hot Topics

Madaxweyne Deni oo u duulay Dalka Kenya+Ujeedada

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa safar ugu ambabaxay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Madaxweyne Deni ayaa kulamo kula qaadan doono magaalada Nairibi Wakiilo kamid ah Beesha Caalamka, Hay’adaha caalamiga ah iyo Siyaasiyiin.

Madaxweynaha Puntland oo maalmo ku sugnaa magaalada Kismaayo ayaa kulamo la qaatay Madaxda Dowlad Gobaleedka Jubbaland iyo qeybaha kala duwan.

Idilnews