Hot Topics

VIDEO: Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo la kulmay Islaan Ciise (Sawirro)

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, ayaa maanta hoygiisa ku booqday Islaan Ciise Islaan Maxamed oo kamid ah Isimada dhaqanka Puntland.

Labada masuul ayaa yeeshay kulan salaan iyo is-xogwareysi ah.

Idilnews