Hot Topics

VIDEO: Rooble iyo Axmed Madoobe oo booqday Dekedda magaalada Kismaayo (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta ah ee DFS Maxamed Xuseen Rooble oo uu wehliyo madaxweynaha Dowlad-goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa galabta booqday dekadda Kismaayo.

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa kormeeray habsami u socodka howlaha dekadda & qeybaha ay ka kooban tahay.