Hot Topics

Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Madaxweynaha Kenya (VIDEO)

Ra’iisul Wasaaraha DFS Mohamed Hussein Roble, ayaa kulan kula qaatay magaalada Mombasa Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta, kaas oo ay ka wada-hadleen xiriirka Labada dal ee dariska ah.

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa booqasho 3 maalmood ah uga bilaabatay Dalka Kenya, isagoona kulamo dheeraad ah la yeelan doona Madaxweyne Uhuru Kenyatta iyo Madaxda kale ee Dalkaas.

Idilnews