Hot Topics

Xukun lagu riday Nin kufsaday Gabar 6 sanno jir ah (VIDEO)

Maxkamadda gobolka Galgaduud oo xukun ku ridday Maxamed Cabdi Dhoore oo lagu helay in Kufsi iyo afduub uu u geystay Gabadh 6 sanno jir ah.

Maxkamadda ayaa ku xukuntay Maxamed Dhoore, 5 sanno oo xabsi ah, iyo bixin Labo halaad oo la siinayay dhibanaha, sida uu ku dhawaaqay Guddoomiyaha Maxkamadda Gobalka Galgaduud Axmed Salaad Kulane.

Idilnews