Hot Topics

Nin ay horey u dhaawaceen Ciidanka Puntland oo xukun lagu riday

Cabdisamad Ibraahim Cumar oo ay horay u dhaawaceen Ciidamada Xoogga Puntland ee PSF ayaa maxkamad ku taala Muqdisho ku xukuntay 10-sano oo Xabsi Ciidan ah, maadama ay ku cadaatay in muuqaal duube u ahaa Daacish .

Dabayaaqadii sanadkii Ina dhaafay ayaa laga Qabtay Garoonka Muqdisho isaga oo ka soo degayo.

Idilnews