Hot Topics

TOOS U DAAWO: Hadal-jeedinta musharixiinta kuraasta Aqalka Sare ee Hirshabelle

Waxaa goor-dhaw ka bilowday magaalada Jowhar ee caasimadda Hirshabelle dhageysiga khudbadaha Musharixiinta kuraasta Aqalka Sare ee BJFS ku leeyahay Dowlad Gobaleedka Hirshabelle.

Kuraastan oo ah 8 kursi ayaa waxaa ku tartami doona 25 musharax, kuwaas oo uu kamid yahay Muuse Suudi Yalaxow, oo difaacanaya mid ah kuraasta Senatorada oo uu horey ugu fadhiyay.

Idilnews