Hot Topics

VIDEO: Roob-doon balaaran oo maanta lagu qabtay degmadda Xarfo

Boqolaal shacab ah ayaa maanta isugu soo baxay degmadda Xarfo ee gobalka Mudug, kuwaas oo alle ka baryay inuu roob aan aafo laheyn uu siiyo. degmadaas iyo deegaano badan oo kamid ah Puntland ayaa waxaa ka jira abaaro daran.

Idilnews