Hot Topics

Maxaa looga hadlay kulanka Golaha Wasiirada XFS ? (VIDEO)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta ah ee DFS Maxamed Xuseen Rooble, ayaa maanta shir-guddoomiyay Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Kulanka ayaa looga hadlay arrimo ay ka mid yihiin dib u howlgelinta Guddiga Gurmadka abaaraha, Amniga guud ee dalka iyo Caabuqa Covid-19.

Idilnews