Hot Topics

Maxay ku heshiiyeen Farmaajo iyo Rooble ? (VIDEO)

Madaxweynaha muddo-xileedkiisu dhamaaday ee DFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble, ayaa is-afgaray ka gaaray khilaafkii ka dhex taagnaa muddooyinkii ugu dambeeyay, kaas oo kasoo bilowday kiiska Ikraan Tahliil.

Labada masuul oo saacadihii lasoo dhaafay lahaa kulamo joogta ah ayaa ku heshiiyay qodobada kala ah;

1-In sii yahay Agaasimaha Hay,adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka sii ahaado Yaasin Faray ilaa laga soo Magacaabo Agaasime.
2- in Bashiir Goobe loo Magacaabo Wasiiru Dowle.
3- in Wasiirka Amniga ahaado Cabdulaahi Maxamed Nuur.
4-in la dardargelinta Doorasho ku qabsoonta sida ugu dhow.
5- in laiska kaashado la dagaalanka Argigixisada Alshabaab.

Idilnews