Video:-Farmaajo iyo Rooble oo xal ka gaaray arrimihii ay ku kala aragti duwanaayeen.

Farmaajo iyo Rooble,ayaa xal ka gaaray arrimihii ay ku kala aragti duwanaayeen,waxayna soo saareen war-saxaafadeed ku saabsan Qodobbadii ay ku heshiiyeen.

Halkan ka daawo muuqaalka