Hot Topics

Ahlusunna Oo Guriceel iskaga baxday

Xoogagii Ahlusunna,ayaa ka baxay Magaalada Guriceel Saldhigii Booliska iyo Goobo kale oo muhiim ah.

Ciidamadda Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa caawa Gudaha u galay Magaalada Guriceel, halkaasoo labo Usbuuc ay haysteen Xoogaga Ahlusunna.