Hot Topics

Madaxweyne Cagjar “Waxaad maqli doontaan ciidammo Soomaali ah baa ku wajahan Addis Ababa” (VIDEO)

Madaxweynaha Dowlad deegaanka Soonaalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cumar (Cagjar), ayaa sheegay inay weerari doonaan magaalada Addis Ababa, hadii ay la wareegaan xoogaga TPLF.

Mustafe Cagjar oo kulan la qaatay sabtidii Odayaasha magaalada Jigjiga ayaa sheegay in aysan aqbali karin in hoggaanka Itoobiya uu mar kale gacanta u galo Tigreega, oo uu u soo magacaabo deegaanka Soomaalida, dad ay iyagu u taliyaan.

Idilnews