Hot Topics

Video:-Mustafe Cagjar oo ku Eedeeyay Gaas in uu qayb ka ahaa Inqilaab lagu afganbin lahaa

“Cabdiwali Gaas Madaxweynihii hore ee Puntland,ayaa Ciidamo kasoo galinaya Degaanka Somalida, dhanka Puntland,Amniga Deegaanka,ayuuna Duulimaad ku yahay”Ayuu yiri Mustafe Cagjar oo uwaramayay TV-ga xagjirka ah ee Amxaarada ESAT.

Mustafe isaga,ayaa wacay Tv-ga fariintana gaarsiiyay,waxuuna sheegay in Gaas iyo koox Dowladii hore ah oo Maraykanka laga abaabulayo ay qorshahan kawada shaqaynayaan.

Waa war la taab ku noqday cid walba oo maqashay.

Gaas xiligan Puntland kama taliyo mana joogo xataa Afrika,waxaa la yaab leh waxa Mustafe kusoo xushay eedayntaas.

Halkan ka daawo muuqaalka Waraysigiisa