Midowga Musharaxiinta oo qaadacay Doorashada

Golaha Midowga Murashaxiinta wuxuu shacabka Somaliyed iyo Beesha Caalaamkaba u caddaynayaa in aysan qayb ka ahayn Doorashada.