Hot Topics

Deni oo jabiyay Xabad joojintii uu ku dhawaaqay

Goor dhawayd,ayaa waxaa la hadlay Isimadii hawsha ku jiray,waxay usheegeen in ay soo gaarayaan xogo in Ciidan cusub iyo Rasaas Bosaso la galiyay oo weerar Dowladu qaadayso.

Madaxweyne Deni,waxuu ku yiri Isimada igu kalsoonaada majirayo weerar Dowladu ay qaadayso oo balantii ayay ilaalinaysaa.

10-daqiiqo kadibna,waxaa bilaabatay Rasaas xoog badan,marka su’aashu waxay tahay …

Yaa dalka xukuma?

Muxuu Deni rabaa?

Maxay tahay sababta uu uqadarin waayay Umada haldoorkeedii?

Maxay tahay sababta isagoo Xabad joojin ku dhawaaqay uu weerarka uqaadayo?

Walaahi waa nasiib daro.