Hot Topics

Deni oo gacanta ugeliyay xalinta arinka Bosaso Cumar iyo Gaas

Cumar Cabdirashiid iyo Gaas,ayuu la hadlay Madaxweyne Deni oo ka codsaday in ay yimaadaan oo qayb ka qaataan xalinta arinka Bosaso.

Sida aan xogta ku helay isku duubni ayay Siyaasiyiinta iyo Isimadu uwada galayaan arinka PSF ee Bosaso.

Balse Deni wuxuu rabaa inuu isimada meesha ka saaro,lkn Cumar iyo Cabdiweli waa fahansan yihiin muhimadda Isimada u leeyihiin Puntland.

Waa talaabo bogaadin mudan oo uu Madaxweynuhu sameeyay in uu haldoorka miisaanka leh arinka ugacan geliyo.