PSF oo si xawli ah uwada Gurmadka Shacabka

PSF waxay si buuxda ubilaabeen uqaybinta Biyo iyo Raashin Shacabka caadiga ah ee Bosaso.

Ciidamada oo wata Gaadiidkooda dagaal oo Raashin iyo Biyo sifaysan ay ka buuxaan ,ayaa Xaafadaha Magaalada wareegaya.

Shacabka oo markii horeba Sxb dhow la ahaa Ciidamada PSF,ayaa talaabadan Deeqsinimada iyo damiirka wanaagsan ah uriyaaqay.

Bosaso baahi kama jirto,balse barakac,ayaa dhacay Qof walba Ganacsigiisii iyo Gurigiisii ka saaray.

Madaxweyne Deni waxaan leenahay Bosaso dagaal kale ma qaadi karto ee dib udag!!