Hot Topics

Video:-C.C.Warsame oo ka digay qorshaha Farmaajo

“Farmaajo wuxuu u socdaa wejigii labaad ee muddo kororsiga, Farriintiisana wuxuu soo dhexmariyey Maxamad Mursal. Feegijnaan dheeri ah iyo isdhigasho la’aan ayaa la iska rabaa”Ayuu yiri C.C Warsame.

Halkan ka daawo muuqaalka