Hot Topics

Madaxweyne Deni oo looga digay taageerada Doorashada Rooble wado

Madaxweyne Deni,waxaa laga rabaa laba arimood in uu xaqiijiyo oo uusan ku deg-degin kana sameeyo talo wadaag….

1.Dagaalka Farmaajo lagula jiro in uu yeesho xuduud iyo jiho fadhida.

2.In Doorashada Xildhibaanada ay noqoto mid xor ah oo xalaal ah oo aan dhalin xaalad cusub oo kacdoon ah.

Si gaar ah,waxaan Madaxweyne Deni uga digayaa in aysan Aaran-,jaan markale dhex istaajin Guri ceebeed oo aysan Shacabka ka hor keenin.

Madaxweyne ku quus qaado waxii ka dhacay Bosaso oo Aaran yaysan kugu tartarsiin in aad Doorashada boobto.

Puntland xasilooni siyaasadeed ayay ubaahan tahay xiligan.