Hot Topics

Talyaha Ciidamada Badda Fadaraalka oo la amray in uusan dhoofi karin

Wasiirka Amniga C/llaahi,ayaa ku amray Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya in aanu safri karin Sarkaalka lagu magacaabo Cabdixamiid Maxamed Dirir oo ah Taliyaha Ciidanka Badda Soomaaliya.