Hot Topics

Gudoomiye iyo ku xigeen ay doorteen Gudiga Doorashada Puntland

Kadib iscasilaadii Gudoomiyihii Guddiga Doorashooyinka Puntland Guuleed Saalax Barre iyo ku xigeenkiisii Jaamac Xirsi Faarax ayaa waxaa shir isugu yimi xarunta dhexe ee TPEC xubnaha sare ee Guddiga waxayna soo saareen warsaxaafadeedkan hoose.

Halkan ka akhriso:-