Hot Topics

Video:-Garacad oo loo diyaariyay caasimada Badweynta Hindiya

Garacad oo loo diyaariyay in ay noqoto mid ka mid ah Caasimadaha Xeebaha Badweynta Hindiya 10-ka sano ee soo socota.

Puntland waxaa ka hirgalay Mashruuc balaaran oo Maalgashi maxali ah.

Talaabo bogaadin mudan Dekeda iyo Magaalada Garacad.

Halkan ka daawo muuqaalka