Hot Topics

Cumar Cabdirashiid oo Maanta Bosaso ka dhoofaya

Sharmarke berito,ayuu ka dhoofayaa Bosaso,waxuuna uduulaya Dubai,kadib Xamar oo howlo muhiim ah ay uga socdaan.

Arrinta Bosaso wakhti badan ayay isaga ka qaadatay oo howl,ayaa si gaar ugu socota.

Taladiisa ku aadan khilaafka Bosaso waa dhiibtay.

Sida xoguhu sheegayaan Qodobada xalinta khilaafka PSF ,waa la qoray shaacintooda kaliya,ayaa harsan.