Hot Topics

Ciidamadii sugida Amniga Doorashada Garowe oo Amar diido sameeyay

Ciidan gaaraya 400-Askari oo Garowe loo keenay in ay xoojiyaan amaanka Doorashada,ayaa iyaguna diiday amar la siiyay.

Ciidankan,ayaa ka hor yimid amar lagu siiyay in ay Roondo ka sameeyaan Magaalada xiliga Habeenimada.

Habeenkii xalay ahaa,ayaa amarkii ugu horeeyay lagu siiyay in ay galaan gudaha Magaalada.

Ciidanku waxay ku yiraahdeen Saraakiishii loosoo diray ..”Anagu Magaalo Gudaheed hawlgal kamaba fulinayno mana naloo diri karo Shacab”.

Ciidanku,waxuu diidayaa in sidii Bosaso laga hor keeno Bulshadooda.

Waa talaabo kale oo muujinaysa kala taga Ciidanka iyo Aaran-shaydaan iyo Boobka Kuraasta halkuu gaaray.

Jibril Qoobey.