Hot Topics

Video:-Maxaa looga wada hadlay kulankii Banaadiriga iyo Rooble?

Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseyn Rooble,ayaa Odayaasha Dhaqanka iyo Guddiga Doorashada beelaha Banaadiriga la yeeshay kulan ku saabsan hufnaanta doorashada kuraasta Banaadiriga. Kulanka waxaa goobjoog ka ahaa Guddiyada Doorashada Heer Federaal ee (FEIT) iyo Xallinta Khilaafaadka.

Halkan ka daawo muuqaalka