Hot Topics

Hogaamiyayaashii ugu liitay Taariikhda Somalida oo xiligan hogaaminaya

Waa war weyn oo farxad ah hadii ay dhab noqoto in Farmaajo lagala laabtay Basaboorkii iyo Green Card-kii Maraykanka ee uu qarsanayay.

Madax kale oo ay ku jiraan kuwa Dowlad Goboleedyada,ayaa talaabadu saamaysay sida la sheegayo.

Hadii la waayay nidaam Dowladeed oo la xisaabtama hogaamiyayaasha Somalida in la helo mid caalami ah waa guul weyn.

Taariikhda Somalida waa hogaamiyayaashii ugu liitay ee soo mara Dalka,waxay si cad ugu tunteen Dowladnimadii dhan walba…

1.Garsoorkii ayay ka dhigeen wax Jeebka ugu jira.

2.Sharci dejintii ayay ka dhigteen wax iyaga u adeega.

3.Hawl fulintii ayay ka dhigteen Shirkado iyagu leeyihiin.

4.Hanaankii is doorashada ayay macno tireen.

Laga soo bilaabo Farmaajo ilaa Dowlad Goboleedyada waxay uqalmaan Maxkamad caalami ah in lasoo taago.

Jibril Qoobey.