Video:-Dekeda Garacad oo heshay aqoonsi caalami ah

Dekeda Garacad oo si buuxda uheshay aqoonsi dhamaystiran,kaasoo kala ah..

1.Mid heer Caalami ah.

2.Mid heer Dowlada Fadaraalka ah.

3.Mid heer Dowlada Puntland ah.

4.Mid Qalab iyo Farsamo ah.

Garacad waxay ka mid noqotay Dekedaha caalamiga ah ee Bariga Afrika,waxayna ufuran tahay cid walba oo danaynaysa in ay ka faa’idaysato,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka