Hot Topics

Cabdikariin Faarax Qaarey Jiir oo ku Geeriyooday Muqdisho

INNAA LILLAAHI WAA INNAA ILEEHI RAAJICUUN.

Allaah ha u naxariisto Marxuum Abwaan Cabdikariim Faarax Qaarey (Jiir) oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho.

Marxuumka,ayaa u geeriyooday xanuun uu ayaantaan la jiifay.geerida marxuumku waxay taabtay dhammaan Umadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan.

Waxaan tacsida marxuumka la qayb-Sannayaa dhammaan Umadda Soomaaliyeed oo uu wax Badan u soo shaqeeyey,waxaan si gaar ah ugu tacsiyeynayaa bahda FANKA Soomaaliyeed & Ehelkii uu marxuumku ka tagay.

Waxaan ka codsanayaa in uu qof kasta iska cafiyo marxuumka.