Hot Topics

Isimada oo ka hor istaagay Deni shaacinta Xildhibaanada Bosaso

Si buuxda,ayaa isimadu uhor istaageen shaacinta 8-Kursi oo ka mid ah 16-ka yaala Bosaso oo caawa la shaacin lahaa.

Kuraasta lagu waday in la sii daayo caawa,waxaa ka mid ahaa kuwa Beelaha..

1.Yibraha.

2.Leelkasaha.

3.Dishishaha

Isimada oo wada jira,ayaa kulanka ugu sheegay Madaxweyne Deni in uusan shaacin karin wax Kuraas ah ilaa uu aqbalo go’aamadoodii.

Deni,ayaa ciyaaray Kubad ahayd la kulan Isimada hawshaadana wado,balse waa ku qaraxday hada taasi,waxaana wax walba ku xiran yihiin uhogaansamida Isimada.