Hot Topics

Kuraastii Golaha shacabka Ee Bosaso oo Maanta lawada doortay

Bosaaso waxaa maanta lagu qabtay doorashada 16-kii kursi ee taalay Magaaladaas.

Guud ahaan 16-kii Kursi oo ay ahayd in Laba maalmood lakala qabto,ayaa Maanta hal mar la wada qabtay.

Dadka dooraashadaas ku soo baxay,waxaa ka mid ah Guddoomiye ku-xigeenkii hore ee Guddiga doorashooyinka ee heer Puntland.

Hal Gabar,ayaa ku jirta xildhibaanada Boosaaso lagu doortay saakay.

Wax saamayn ah kuma yeelan Amniga Magaalada,waxaana Doorashadu ka dhacday garoonka diyaaradaha Bosaso Teendho laga dhex dhisay.