Hot Topics

Maxay ahayd sababta garoonka looga celiyay Wasiirkii Maaliyada Puntland ?

Maxay ahayd sababta garoonka looga celiyay Xasan Shire?

Xasan,waxaa laga waayay Warqadii fasaxa ee Madaxtooyada.

Xeerka Nidaam ee Puntland,ayaa dhigaya masuulku haduu gaaro Agaasime,waxaa laga rabaa fasax Madaxtooyo haduu dalka ka baxayo.

Laanta socdaalka ee Garoonka,ayaa ka hor istaagtay in uu dalka ka baxo,taasoo sababtay in Alaabtiisii dib looga soo dejiyo Diyaarada.

Madaxweyne Deni oo fariintu gaartay,ayaa kasii carooday hab dhaqankiisa,waxuuna diiday in loo sameeyo Warqada.

Balse markii danbe,waxaa soo dhexgelay Maxamuud Shido oo Deni kala hadlay.

Deni iyo Xasan maalmahan iskuma wacnayn.

Xasan,ayaa Cimro usocday siduu sheegtay.