Hot Topics

Xasan Shire Abgaal oo la fasaxay ugu danbayn

Xasan Shire ugu danbayn,waa la fasaxay,balse waxaa loo diiday socdaalkiisii Kismaayo.

Warqadii Corona-ha iyo tii fasaxa waa la siiyay,waxuuna aaday Cimradii uu horay usheegtay.

Sida aan xogta ku helay Xasan,waxaa ka hor istaagay Kismaayo Madaxweyne Deni iyo Maxamuud Shido oo usii maray Rooble.

Deni iyo Maxamuud Shido waxay utashteen Kursigii Beesha Abokor Ciise ee Kismaayo loo wareejiyay.

Jibril Qoobey.